AliG
Wednesday, 8 February 2012
As/c wrwb Waxaan salaamayaa marka hore dhamaan umadda soomaalida ah ee ila aqrisanaysa boggan .
Salaan kadib Waxaan rabbaa inaan wax ka aan badneyn ka dhaho rayigeyga ku aadan dabeecaddaha
Aadka isu soo beddelay oo ay ka midka tahay anaa kaa admiishaarsan anaa kaa aqoon badan anaa
Kaa siyaasisan iyo waxyaabaad fara badan oo Aad la isugu faano haba ugu horeeyso ad miishaarnimada
Oo iyada noqotay wax siyaasadda marka la rabbo in laga sheekeeyo Noqotay caado aadna dareemi
Kartid in qalad laga fahmay codkarnimo labadana ay kala Duwan yihiin .
Codkarnimadu waa Luuqadda oo loo istacmaalo qaabka ugu saxan uguna quurux badan iyado aysan wax been ah AMA
Mala awaal ahna aysan ku jirin oo aan cid kalena lagu boobeynin xaqoodana lagu duudsineynin .
Afmiishaarnimaduna waa waa mid xaqa dad kale lagu duudsiiyo oo lagu afgembiyo waa a luuqadda oo loo istacmaalo
Qaabka ugu xun uguna qalafsan
To Be Continue
Subscribe to:
Posts (Atom)